Ceeldheer

Gobolka-Galgaduud

Abaaji » Bacadweyne » Balli Cad » Bargaan » Bariir » Baxdo » Bohol » Bud Bud » Bulac » Bur Carrowlay » Cad Caddey » Cadaado » Cagacade » Calasow Aadan » Cali Axmed » Cali Cayda » Caliweyd » Callyabaal » Carfuuda » Ceel Dheere » Ceel Qoxle » Ceelbuur » Ceeldheer Cammaara » Ceeldheere » Daaddaale » Dab Xarar » Dabagale » Deegaan » Derri » Dhaayow » Dhalwo » Dhuusamarreeb » Dumaaye » Gadoon » Gal Gaafow » Gal Hareeri » Galcad » Galdhabo » Galxodayo » Garable » Garweyn » Gidhees » Godinlabe » Goofado » Gorayeryaal » Guri Ceel » Hareeri Kalle » Idoole » Ilbir » Jacai » Jarad » Kaynaan » Lafowacayis » Lebi Duule » Libimaay » Maalin Nugur » Mareer-Gur » Marjaan » Masagaweyn » Matabaan » Miliqo » Mirroon » Muqla Axmed » Nooleeye » Qaradhi » Qeycad » Ris » Runungod » Salaxdhadhaab » Shaway » Sina Dhaqa » Waabo » Wabxo .

Xaalada degmada Ceeldheer .

Ceeldheer waa dagmo ka mid ah dagmooyinka gobolada somalia kana tirsan gobolka galguduud waxaa mara qadka 46° ee jooga iyo kan 3° ee balaca waxay u jirtaa xeebta 30km , waxa uu ku tiirsanyahay dhaqaalaheeda xagga miyiga ama baadiyaha ganacsi ahaan waxay wax uga soo dagaan ama ay kala timaadaan badeecadaheeda kala duwan xagga magaada muqdisho.

Gudoomiyaha degmada waxaa ah(Xuseen Maxamed Cosoble ) Ku xigeenkana waa:

muxidiin sheekh axmed caraay waxaa ka jira nidaam wax barasho oo ay soo qaban qaabisay hay'ada al islax , kama jiro nidaam maamul doowlo ama mid goboleed oo ku xiran sida ceelbuur dhuusamareeb iyo kuwa kale nidaam gaar u ah kama jiro waaxaa ka jira nidaam hab qabali ah , waxa ay leedahay cisbitaal wayne oo ku caan baxay fiiqida indhaha oo waliba looga yimid gobolada somaliya badankood, waxaa ku yaala garoon diyaaradeed oo ay ku soo dagi karaan diyaaradaha culus iyo kuwa fududba, waxaa la geeyey ama laga hir galiyey isgaarsiin casri ah taasoo aan laga raja qabinba hadii ay joogi lahayd dowladii kali taliska
---------FG. waxaan ka cudur daaranayaa wax alla wixii qalad ah ee aad ku aragtaan ... --------

E-mail kaan kala soo xiriir ceeldheer@libero.it E-mail.